War-Saxaafadeed xasaasi ah oo ka soo baxay Xukuumada federaalka Somalia (Akhriso)

Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug. Dagaaladan ayaa ka socday maalmihii la soo dhaafay degaano hoos taga magaalada Gaalkacyo. Maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo dagaaladan ku leh ayaa la sheegay iney isku heystaan dhul daaqsiin ah oo ku yaalla goobaba … Continue reading War-Saxaafadeed xasaasi ah oo ka soo baxay Xukuumada federaalka Somalia (Akhriso)